Wargalin ay nasoo gaarsiisay idaacadda Andalus ayay noogu xaqiijiyeen in Bogga radioandalus24.com oo ah bogga sida khaaska ah ugu hadla afka idaacadda andalus uu dib u bilaabay shaqadiisii uu ku faafinayay wararka idaacadda.
Bogga ayaa haatan si caadi ah howshiisa u wata waxaanu baahiyaa barnaamijta iyo wararka ka baxa idaacadda iyo sidoo kale aflaamta Jihaadka, waxaanu saaka si toos u baahiyay filimkii kasoo baxay mu’asasadda Al-kataaib ee Ceelcadde, isagoo dhinaca sare ee bogga u sameeyay cinwaan gaar u ah aflaamta.
Hadaba kala soco wararka ay faafiso Idaacadda Islaamiga ah ee  Al-andalus. www.radioandalus24.com