Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Britain Oo Isaga Baxday Ururka Midowga Yurub Iyo R/wasaare David Cameron Oo Iscasilaya Bisha October.
  • Allposts
  • Warar

Britain Oo Isaga Baxday Ururka Midowga Yurub Iyo R/wasaare David Cameron Oo Iscasilaya Bisha October.

calamada June 24, 2016 1 min read
142

devid ingiriiskaMalaayiin qof oo katirsan dadka reer Britain ayaa u codeeyay in ay ka baxaan Ururka Midowga Yurub kadib cod bixin si toos ah maalintii shalay kaga bilaabatay gobalada iyo magaalooyinka dalkaasi.

Maamulyaasha wadanka Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay in lasoo gaba gabeeyay tirinta codbixintii shalay dhacday iyadoona shacabku isku raaceen in Britain ay ka baxdo Ururka Midowga Yurub ee 28-ka dal ka kooban.

R/wasaaraha dowlada Nasaarada Ingiriiska David Cameron ayaa isna shaaciyay in xilka uu iska casili doono bisha October kadib markii shacabkiisu ay kasoo horjeesteen kasii mid ahaashiyaha Ururka EU.

Axzaabta mucaaradka Britain ayaa durbadiiba bilaabay dabaal degyo ballaaran kadib markii shacabka Ingiriiska ay ku codeeyeen “Britain haka baxdo Midowga Yurub”.

 Toni Blair R/wasaarihii hore ee Britain ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay in go’aanka uu qaatay shacabka Ingiriiska uu yahay khalad weyn oo dhanka siyaasadda ah.

Madaxda Bankiyada iyo shirkadaha ganacsiga ugu waaweyn Ingiriiska ayaa iyana walaac ka muujiyay in dhaqaalaha wadanka uu hoos u dhac ku imaan doono kadib ka bixitaankii UK ee EU.

Dowlad goboleedyada Scotland iyo Waqooyiga Ireland dadka ku dhaqan waxay u codeeyeen kasii mid ahaashiyaha UK ee Midowga Yurub.

Dhinaca kale axzaabta siyaasadda ee wadamada Denmarka,Holland iyo Norway ayaa ku baaqay in la qaado afti lamid ah middaay qaadeen dadka Ingiriiska.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 19-09-1437 Hijri.
Next: Dhaqankii Suubanaa Ee Soomaalida Oo Sii Sal Guuraya W/Q Warfaa Kheyrdoon.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.