Cabdi Dheere Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho waxaa lagu weeraray gaari ay la socdeen saraakiil ka tirsan Wazaaradda Maaliyadda dowlada Ridada federaalka.

Weerarka waxa uu sigaar ah kaga dhacay agagaarka Isgoyska Foranleysa ee degmada Wardhiigley’iyadoona weerarka lagu dilay sarkaal ka tirsanaay Wazaaradda Maaliyadda kaasi oo lagu magacaabi jiray Cabdi Dheere.

Sidoo kale weerarkan waxaa lagu dhaawacay Labo sarkaal oo ka tirsan wazaaradda Maaliyadda kuwaasi oo gaariga la saarnaay Cabdi Dheere oo ahaa sarkaalka Bartilmaameedka ah.

Weerarkan waxaa Mas’uuliyaddiisa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Muddooyinkii dambe sii kordhisay weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo Murtadiinta ee ay ka fulineyso gudaha magaalada Muqdisho.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

1 Comment
  1. farxaan says

    mujahidinta waxan ugala car daarmaa iney digtonada cadawginu waa uu isku habar wacday ama magac Islam haku dhuntto ama yusan Ku dhumanine waa in lagow racaa galka iyo gaal kal kalkaba

Comments are closed.