Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Cabdi Qaadir Qaasim Oo Magaalada Muqdisho Lagu Dilay Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Dilka.
  • Allposts
  • Warar

Cabdi Qaadir Qaasim Oo Magaalada Muqdisho Lagu Dilay Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Dilka.

February 26, 2017

Xildhibaanada RidadaRag hubeysan ayaa ku dilay gudaha degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho sarkaal ka tirsanaay dowlada Ridada federaalka gaar ahaan xafiiska gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka.

Sarkaalkan la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Qaadir Qaasim Mursal oo ka tirsanaay shaqaalaha xafiiska gudoomiyaha Baarlamaanka waxeyna ninkan rag biskoolada ku hubeysan dhowr xabadood kaga dhufteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in sarkaalkan isla goobta uu ku geeriyooda.

Ninkan ayaa mar xildhibaan kasoo noqday dowladii kumeel gaarka aheed ee Cabdi Qaasim Salaad Xasan’waxa uu dilka ninkan kusoo aadayaa xilli habeenkii xalay mid ka mid ah odayaashii soo dhisay xildhibaanada cusub ee dowlada Ridada federaalka lagu dilay degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in sarkaalkan ay dileen ciidamada gaarka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala gudaha magaalada Muqdisho.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

Continue Reading

Previous: Dhageyso Beesha Abgaal Oo Hub Iyo Lacag Fara Badan Ku Wareejisay Shabaabul Mujaahidiin.
Next: Akhriso Maxey Salka Ku Heysaa Is-casilaada Cabdi Kariim Guuleed?.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-05-1444 Hijri

November 26, 2022
Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Weerar Iyo Qarax Ka Dhacay Qansaxdheere Iyo Beledweyne.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Iyo Qarax Ka Dhacay Qansaxdheere Iyo Beledweyne.

November 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.