Iyadoo caawa ay bilatay bisha Shawaal maalinta Arbacada ee barita ay tahay maalinta kowaad ee Ciidul Fidri wxa uu Webka Calamada dhageytayaashiisa iyo akhristayaashiisa iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa munaasabada Ciidul Fidriga oo ka mid ah ciidaha Allaah uu ku maneystay adoomadiisa Muslimiinta ah.
Sidoo kale waxaan Allaah SW weydiisaneynaa inuu naag wada Aqbalo soonkii’Qiyaamkii’Sadaqadii’Qiraa’adii Quraanka iyo guud ahaan cidaabaadkii aan soo sameynay bisha Barakeysan ee Ramadaan oo si toos ah aan u sagootinay saacada ka hor.
Markale Webka Calamada waxa guud ahaan dadka Muslimiinta Somaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa Munaasabada Ciidul Fidriga.
.تقبل الله منا ومنكم ØµØ§Ù„Ø Ø§Ù„Ø£Ø¹Ù…Ø§Ù„
Calamada.com
Dhamaan bahda mareegta islaamiga ee calamada waxaan leeyahay ciid mubaarik wa-antun bil kheyr, illaahay ciidan ciiddeeda kale ha innagu gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo iyo weliba mujaahidiinta islaamka insha-allaah.