Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacday Muqdisho.

qaraxa madaxtooyadaQarax aad u xoogan oo si aad ah looga maqlay xaafadaha magaalada Muqdisho iyo qeybo badan oo ka mid ah deegaanada dhaca duleedka Muqdisho ayaa ka dhacay isgoyska Sayidka.

Qaraxa ayaa lala beegsaday kolanyo gaadiid ah oo ay la socdeen saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan Ashahaado la dirirka dowlada Ridada federaalka kuwaasi oo taagnaay isgoyska Sayidka ee Muqdisho.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in Camaliyadda uu fuliyay walaal ka tirsan guutada Istish-haadiyiinta oo gaari uu ka xeynayay bartamaha ka galiyay 7 gaari oo ay la socdeen saraakiil iyo maleeshiyaat nabad sugida ka tirsan kuwaasi oo taagnaay isgoyska Sayidka.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in camaliyadda Istish-haadiyada ay sababtay dhimashada ugu yaraan 17 askari iyo dhaawaca tiro kale’iyadoona sidoo kale tiro gaadiid ciidan ah goobta ay ku gubteen.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka’waxeyna Xarakadu wacd ku martay iney sii kordhineysa weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo Murtadiinta ee Muqdisho ay ka fulinayaan.

Camaliyaddaan waxey kusoo aadeysaa xilli maalmihii dambe hogaanka iyo saraakiisha ciidan ee Kufaarta AMISOM iyo dowlada Ridada federaalka ay ku celcelinayeen in uu wanaagsan yahay amaanka Muqdisho.

Calamada.com

Comments are closed.