Cawramale Iyo Caruurtooda Wax Ku Barta Machadka Abuu Hureyra.(Maqal+Sawiro)

Wilaayaadka Soomaaliya waxaa ka furan macaahid ay maalgaliyaan beelaha Soomaaliyeed islamarkaana ay wax ku bartaan ubad kasoo jeeda beelahaasi.
Wilaayada Bay iyo Bakool ayaa kamid ah Gobalada ay ka furanyihiin in ka ba dan 10 machad oo ay leeyihiin qabiilada.
Mujaahidiinta ayaa qabiilada ku kaalmeeya goobta wax lagu baranayo,manhajka iyo macalimiinta.
Machadka Abuu Hureyra oo Bay iyo Bakool laga furay waxaa wax ku barta arday udhashay beesha Cawramale.
Ardayda ayaa socdaal ku yimid Degmada Saakow waxaana meel fagaara ah kusoo bandhigeen heerkooda waxbarasho.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Machadka Abuu Hureyra

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada.

caw1 caw2 caw3 caw4 caw5 caw6 caw7 caw8 caw9 caw10 caw11

 

Calamada.com

Comments are closed.