Ceydiid Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah xaafada Siinaay ee degmada Wardhiigley ku dileen sarkaal ka tirsanaay Nabadsugidda dowlada Ridada Federaalka.

Sarkaalkan la dilay waxaa magaciisa lagu soo koobay Ceydiid waxa uu ka mid ahaa saraakiisha nabadsugidda gaar ahaan qeybta Dhar cadka ah ee shacabka isku ekeysiiya.

Ragga dilka geystay ayaa sarkaalka ka toogtay qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay inuu isla goobta ku geeriyooda’dilkan sarkaalkan waxaa mas’uuliyaddiisa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Dilkan waxa uu imaanayaa xilli maalintii shalay duqeyn’qarax iyo weerar toos ah oo lala beegsaday dowlada Ridada Farmaajo lagu dilay inka badan Todobo askari oo ka tirsan dowlada Federaalka.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

1 Comment
  1. cabdul caziiz nuur muumin says

    allahu akbar saaas ayaa la rabaa waxa ugu daran kuwa dhar cad ka ah

Comments are closed.