Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey habeenkii xalay weeraro culus ku qaadeeb qaar ka mid ah fariisimaha iyo difaacyada ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ay ka kala sameysteen gobalada Banaadir iyo Shabeelada hoose.
Ciidamada Muslimiinta ayaa weeraray fariisinka maleeshiyaatka dowlada federaalka ee dhismaha Warshadii hore Barfuunka ee degmada Hilwaa magaalada Muqdisho.
Dagaalkan waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan’iyadoona dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlayay xaafado ka tirsan degmooyinka Hilwaa iyo Yaaqshiid.
Dhanka kale ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey habeenkii xalay weeraro saf ballaaran ah ku qaadeen difaacyada ciidamada Kufaarta Afrikaanta ay ka kala sameysteen degmada Qoryooley iyo deegaanka Shalambood ee gobalka Shabeelada hoose.
Dagaaladan waxaa sidoo kale la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan’iyadoona warar hoose ay sheegayaan iney jiraan khasaara shisheeyaha kasoo gaartay dagaaladaasi.
Tan iyo markii la guda galay bisha barakeysan ee Ramadaan ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey kor dhiyeen weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo Murtadiinta.
Calamada.com