Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamada Itoobiya Oo Markale Lagu Weeraray Gobalka Galgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Itoobiya Oo Markale Lagu Weeraray Gobalka Galgaduud.

calamada March 28, 2017 1 min read
69

Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in weeraro dhabo gal ah loogu dhigay ciidamo Itoobiyaan ah oo galbinaya gaadiid kuwa xamuulka qaada oo faaruq ah kuwaasi oo labo maalin ka hor kasoo dhaqaaqay degmada Dhuusa-mareeb.

Weerarka dhabogalka ah ayaa kadhacay meel kudhow deegaanka Oodweyne oo udhexeeya magaalooyinka Dhuuso mareeb iyo Ceelbuur.

Ciidamada Itoobiya oo xalay ku hoyday halka loo yaqaan (Waanta Maalin Nugur) ayaa saaka markii uu Waagu Baryay waxay u dhaqaaqeen dhanka Ceelbuur waxayna la kulmeen hujuum culus oo uga yimid dhanka Shabaabul Mujaahidiin.

Jugta qaraxyo iyo rasaas lays dhaafsanayay ayaa maanta barqadii laga maqlay dhulka baadiyaha ah ee deegaanka Oodweyne, dad xoola dhaqata ah waxay sheegeen in ciidanka Itoobiya ay muddo saacada ah ku hakadeen goobta lagu weeraray waxaana loo malaynayaa in khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ay la kulmeen.

Boqolaal katirsan ciidamada Itoobiya oo gelbinaya 90 gaari faaruq ah ayaa laba maalin ka hor kasoo dhaqaaqay degmada Dhuusamareeb waxayna kusii jeedaan degmada Ceelbuur balse waxay la kulmayaan weeraro dhabagal joogta ah.

Saraakiil katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa warbaahinta u sheegay in weeraradii dhacay shalay iyo maanta  khasaara xooggan lagu gaarsiiyay ciidamada gumeysiga Itoobiya.

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm 29-06-1438 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka 01-07-1438Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.