Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamada Jabuuti Iyo Maleeshiyaatka Dowlada Federaalka Oo Buulo-burte Ku Dagaalamay.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Jabuuti Iyo Maleeshiyaatka Dowlada Federaalka Oo Buulo-burte Ku Dagaalamay.

calamada April 4, 2016 1 min read
169

buuloburde-150x150Wararka ka imaanaya degmada Buulo burte ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay gudaha degmadaasi ay ku wada dagaalameen maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka iyo ciidamada Ridada Jabuuti.

Qaar ka mid ah dadka shacabka ee ku dhaqan degmada Buuloburte oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in iska hor’imaadka labada maleeshiyo uu ka dhacay gudaha qeybta qaadka ama jaatka lagu iibaya ee suuqa degmadaasi.

Iska hor’imaadka ayaa bilowday kadib markii ciidamada Jabuuti isku dayeen in si xoog ah qaad kaga qaataan mid ka mid ah haweenka qaadka ku iibiyo suuqa degmada balse maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada federaalka oo ku beel ah haweeneyda ayaa is hor istaag ku sameeyay qorshaha ciidamada Jabuuti taasi oo sababtay in halkaasi uu iska hor’imaad ka dhaca.

Si rasmi ah looma xaqiijin karo khasaaraha maleeshiyaatka dowlada federaalka iyo ciidamada Ridada Jabuuti kasoo gaaray iska hor’imaadka ku dhex maray gudaha degmada Buuloburte’sidoo kale ilaa iyo hada lama soo sheegin wax dad shacab ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday iska hor’imaadkaasi.

Dhanka kale maleeshiyaat ka wada tirsan dowlada Ridada federaalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku wada dagaalamay gudaha degmada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Degmada Jowhar Ee Gobalka Sh/dhexe.
Next: Roobabka Xilliga Guga Oo Ka Curtay Gobalada Hiiraan Iyo Galgaduud.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.