Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamada Mujaahidiinta Oo Beegsaday Gaadiid Ku Socdaalayey Wadada U Dhexeysa Nairobi iyo Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Mujaahidiinta Oo Beegsaday Gaadiid Ku Socdaalayey Wadada U Dhexeysa Nairobi iyo Mandheera.

calamada July 1, 2016 2 min read
123

mandheeraWararka naga soo gaaraya gobolka NFD ee ku hoosjira gumeysiga dowladda Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiinta ay barqanimadii maanta weerar kamiin ah u dhigeen laba gaari oo bas ah oo ku socdaalayey wadada u dhexeysa Nairobi iyo Mandheera, Iyadoona halkaas uu ka dhashay qasaare xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sarkaal ka tirsan Mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyey in weerarka lagu bartilmaameedsaday laba gaari oo Bus ah iyo ciidamo Ilaalo ah oo galbinayey gaadiidkaas, Islamarkaana halkaas uu ka dhacay dagaal xoogan oo dhexmaray Mujaahidiinta iyo ciidamadii ilaalada ahaa.

Sarkaalkan ayaa noo sheegay in ugu yaraan lix ruux lagu dilay weerarkaas, sidoo kalena lagu dhaawacay ilaa 30 ruux oo kale. Sidoo kale dadkii rakaabka ahaa iyo ciidamadii kale ee ka bad-baaday weerarka ayaa ku firxaday deegaanada howdka ah, Iyadoona dhaawacyo kala duwan la gaarsiiyey magaalada Mandheera.

Weerarkan ayaa qeyb ka ah silsilado howlgalo ah oo dhowrkii todobaad ee la soo dhaafay ay Mujaahidiintu ka fulinayeen gobolada NFD iyo jaziirada Lamu ee gudaha Kenya kuwaas oo lagu beegsanayey saliibiyiinta Kenya.

Todobaad ka hor ayey ahayd markii weerar midkan la mid ah lagu beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Kenya oo galbinayey gaari bas ah oo ku sii jeeday magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya.

Weerarkaas waxaa lagu dilay ugu yaraan shan Askari, afar kalena waa lagu dhaawacay sida uu xaqiijiyey afhayeenka ciidanka Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab.

Weerarkan waxa uu yimid xilli maalintii shaley dowladda saliibiyada ah ee Kenya ay muwaadiniinteeda gaalada ah kaga digtay in ay ku safraan wadada u dhexeysa Nairobi iyo Mandheera inta lagu gudajiro bisha barakeysan ee Ramadaan sababo ku aadan cabsi laga qabo in Mujaahidiinta ay halkaas ka fuliyaan weeraro ka dhan ah Nasaarada Kenya.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 26-09-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Darsiga 26-aad Ee محاضرات رمضانية.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.