Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Iyo Kuwa Shisheeyaha Oo Sh/hoose Ku Dagaalamay.

dagaal culus Mujaahidiinta Alshabaab 564fCiidamada mujaahidiinta jabhada wilaayada shabeelaha hoose ayaa dagaalkaan xalay ku ekeeyay fariisimaha ciidamada kufaarata afrikaanta ay ku lahaayeen deegaanka Danoow  ee dhaca duleedka degmada  Qoryooley

Dagaalka oo si hagaagsan loo abaabubaly ayay geesiyaasha towxiidka ay qaadeen abaarihii 5tii habeenimo ee xalay iyadoona hubka noocyadiisa kala duwan dagaalka u adeegsanayay.

Dhimasho iyo dhaawac ayaa kadhashay dagaalkii xalay inkastoo aan lasoo gudbin tirada dhimatay iyo inta dhaawaca ah.

Howlgallada lagu naafeeynaayo cadowga alle ayaa kusii xoogeysanaya deegaanada ay duulaanka kaga sugan yihiin wilaayada Sh.Hoose.

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

Comments are closed.