Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamada Shabaabul Mujaahidiinta Iyo Kuwa Jabuuti Oo Ku Dagaalamay Gobalka Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiinta Iyo Kuwa Jabuuti Oo Ku Dagaalamay Gobalka Hiiraan.

August 7, 2018

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey dagaal culus ku qaadeen saldhig ciidamada Jabuuti ay ka sameysteen degmada Buulo Burte oo ka tirsan Gobalka Hiiraan ee Bartamaha dalka Somalia.

Dagaalkan ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,iyadoo faahfaahin laga helayo dagaalkaasi.

Dagaalka Oo Mudo Kooban Socdey Ayey Mujaahidiintu Si Gaar Ah Ugu Qaadeen Xerada Murtadiinta Jabuuti ay ka sameysteen Halka Lagu Magacaabo Qansaxlle ee degmadaasi.

Idaacada Islaamiga Ah Ee Andalus ayaa baahisay in ciidamada Ridada Jabuuti Khasaairo lagu gaarsiiyay dagaalka Walow ilaa iyo Hada Tirakoob Rasmi ah Ah Aan Lahaynin Madaama Dagaalku Uu Xili Habeen Ah Dhacay.

Dagaalka Kadib Madaafiic ayey ciidamada Jabuuti ku garaaceen Duleedyada Magalada lamana Soo Sheegin Cid Wax Ku Noqotey madaafiicdaasi.

Dagaalkii Xalay Mujaahidiintu Ku Ekeeyeen Saldhiga ciidamada Jabuuti Ee Buulo Burte Ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan qarax ka dhacay garoonka diyaaradaha Buulo burte ay baqti iyo dhaawac ku noqdeen askar Jabuutiyaan ah.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Gaadiidka Maamulka Farmaajo Oo Qof Shacab Ah Jiiray.
Next: Sarkaal Ka Tirsan CID Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Weerar Iyo Qarax Ka Dhacay Qansaxdheere Iyo Beledweyne.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Iyo Qarax Ka Dhacay Qansaxdheere Iyo Beledweyne.

November 26, 2022
Howlgallo Ka Dhan Ah Kenyaanka Oo Ka Dhacay Gobolka Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Howlgallo Ka Dhan Ah Kenyaanka Oo Ka Dhacay Gobolka Mandheera.

November 26, 2022
Xiisado Ka Taagan Magaalada Caabud-waaq.
  • Allposts
  • Warar

Xiisado Ka Taagan Magaalada Caabud-waaq.

November 26, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.