Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamada Uganda Oo Markale Lagu Weeraray Gobalka Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Uganda Oo Markale Lagu Weeraray Gobalka Shabeelada Hoose.

April 12, 2018

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey markale dagaal culus ku qaadeen saldhig ciidamada Kufaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Uganda ay ka sameysteen deegaan ka tirsan gobalka Shabeelada Hoose.

Dagaalkan waxey ciidamada Mujaahidiinta ku qaadeen saldhiga ciidamada Saliibiyiinta Uganda ee deegaanka Ambareso ee duleedka degmada Baraawe ee gobalka Shabeelada hoose,dagaalkan waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Warar hoose waxey sheegayaan in ciidamada Uganda khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay dagaalkan xalay ka dhacay deegaanka Ambareso ee duleedka degmada Baraawe.

Dagaalkan ayaa kusoo aadaya xilli Labo Habeen ka hor dagaal ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen saldhiga ciidamada Uganda ee degmada Baraawe ay ku dileen Saddex askari Ugandeys ah hal askarine waa laga dhaawacay shisheeyaha Uganda.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Dhageyso Sheekh Abuu Cadnaan Oo Arimo Muhiim Ah Laga Wareystay.
Next: Dhageyso Qaasim Daahir Oo Ka Hadlay Sida Diyaaradaha Mareykanka Duqeynta Ugu Dileen Walaashiis Luul Daahir.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-4-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-4-1444-Hijri

November 23, 2022
Ugaaska Beesha Cowlyahan Oo Sheegay In Beesha Si Buuxda U Qaadatay Fatwadii Culimada.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Ugaaska Beesha Cowlyahan Oo Sheegay In Beesha Si Buuxda U Qaadatay Fatwadii Culimada.

November 23, 2022
Akhriso Xogta Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Hiiraan.

November 23, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.