Xalay saacaddu markay ku beegneyd 03:00 oo habeen nimo ayaa ciidamo Mareykan ah waxay weerar kusoo qaadeen degmada Tooratooroow ee ka tirsan WI Sh hoose.
Ciidankan oo warkooda lasii hayay markay kasoo duulayeen garoonka Balli doogle ayaa iyagoo wata 2 diyaaradood waxay kusoo dageen meel 6 KM u jirta degmada iyagoo soo lugeeyay masaafo dhan 4 KM.
Ciidanka Mujahidiinta oo lasiiyay tilmaamaha meelaha ay kusoo dagi karaan ayaa bilaabay badi goobka ciidankaas kasoo degay 2 da diyaarad ee heli kobtarka ah.
Meel 2 KM u jirta magaalada marka ay soo marayaan ayay ciidanka Kuffaarta mareykanka dareemeen in heegan loogu jiro waxayna bilaabeen inay halkaas kasoo ganaan hoobiyeyaal iyo hub kale oo culus.
Ciidankii diyaarsanaa ee ku raadjoogay ayaa durba baacsaday mareykanka waxaana lagu bilaabay gantaalada garbaha laga gano iyo boobayaasha iyadoo halkaas uu ka dhacay dagaal muddo socday.
Mid ka mid ah masuuliyiinta Mujaahidiinta ee degmada Tooratooroow oo aan la hadalnay waxa uu noo xaqiijiyay in dagaalka oo socda ay soo dageen 2 diyaaradood kuwaasoo loo maleynayo inay qaadeen tiro askar ah oo dhimasho iyo dhaawac ah maadaama ay si kadis ah ugu dhaceen kamiin loo dhagareeyay.
Fashil kadib diyaaradihii ciidanka keenay oo aan hawada ka bixin ayaa durba soo degay iyagoo daabulay ciidankii dhulka daadsanaa maadaama fashil dhacay waaguna soo cadaanayo.
Inta la arkay ciidanka Mareykanka waxay ka carareen tiro gantaallo RBG ah,weerarkii xalay ee lagu bixiyay lacagta iyo juhdiga intaa la eg ayaa ku fashilmay si sahlan oo an la maleysan karin.
Xigasho Radioandalus24.com
Calamada.com
alahayow gaalada.noo jabi ma
haday.keenen imay galadi.asliyiimta.ahaa.ay maatida muslimiinta ah Ku
laayayan.badhtamaha.somalia ujeedadoodu.waxa.weye.inay.boobaan
khayraadka
dalka.somalia lakin.alaah.diintisa iyo.dhulka.islamka.cod.difaacda uma
waayo
الله.ممصرل مجاهدين ÙÙŠ كلي مكان