Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • C/Raxmaan Cabdi Shakuur “Shacabka Soomaaliyeed Maxkamadaha Islaamiga Al Shabaab Ayay Cadaalad U Raadsadaan Waana Ku Kalsoonyihiin” Dhageyso.
  • Allposts
  • Warar

C/Raxmaan Cabdi Shakuur “Shacabka Soomaaliyeed Maxkamadaha Islaamiga Al Shabaab Ayay Cadaalad U Raadsadaan Waana Ku Kalsoonyihiin” Dhageyso.

calamada January 18, 2017 2 min read
112

Murtad Cabdi raxman Cabdi ShakuurWasiirkii hore ee wasaaradda qorshaynta iyo iskaashiga Caalamiga ee Dowladii kumeel gaarka aheed -ka ahaana R/wasaare ku xigeen  Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa ka qeylla dhaamiyay musuq maasuqa iyo boobka ka dhax jira hoggaanka Villa Somalia.

Cabdi Raxmaan C/shakuur oo kamid ah musharixiinta ugu cad cad ee la loolamaya Xasan Gurguurte ayaa ka shanqariyay kalsoonida ay shacabka Soomaaliyeed ku qabaan maamullada Islaamiga ah ee taabacan Xarakada Al Shabaab.

Warsame oo warbaahinta kula hadlayay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa sheegay in Cadaalad darrada iyo Nin tooxsiga ka taagan Maxkamadaha Dowladda Federaalka ay sababtay in dadka ku dhaqan gobolka Banaadir ay cadaalad u doontaan shabaabul Mujaahidiin.

“Marumeysanaysid in dadkii cadaalad darrada ka daalay ay hadda uxukun tagaan maxkamadaha Al Shabaab ogaada ama ha ogaana idinku xildhibaano ayaa tihiin” ayuu yiri Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo la hadlayay xildhibaano katirsan DF-ka.

Wuxuu sheegay in dadka Soomaaliyeed gaar reer Muqdisho ay cadaalad u doontaan maxkamadaha Xarakada Al Shabaab islamarkaana ay ku qanacsanyihiin cadaaladda taala ku dhaqanka shareecada Islaamka.

Mar uu sharraxaad ka bixinayay musuq maasuqa iyo cadaalad darrada kajirta garsoorka DF-ka ayuu yiri ” war waxaan Musuq Maasuq ma ahan waa Boob,fasaadka iyo musuq maasuqa meel xun ayuu gaaray oo hadda nolosha ayuuba kamid noqday wax macquul ah ma ahan, wallaahi waxaa dhici karta in dadku kacdoon sameeyaan,maxkamadaha hadaad tagtid Ninkii ugu lacagta badan ayaa xukunka iska leh” ayuu yiri CC Warsame.

Siyaasigan sumcadda darran ayaa isagoo beenaale ah markaan run sheegan wuxuuna carrab dhabay wax yar oo kamid ah xumaanta ay ku kacayaan madaxda dowladda Federaalka.

Ina Cabdi Shakuur Warsame ayaa sanaddii 2009 wuxuu Kenya u saxiixay heshiis gacanta ka bixinayay Badda dalka Soomaaliya isagoo ku badashay lacago malaayiin dollar ah.

Halkan ka degso CC Shakuur oo arrimahaas ka hadlaya MP3

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Burundi Oo Dad Shacab Ah Ka Qafaashay Shabeelada Dhexe.
Next: Taliyihii Amniga Deegaanka Leego Oo Geeriyooday.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.