Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Cumar Cabdi”Amisom 10 Sanno kadib uma Hirgalin Qorshihii Duulaankooda”(Maqal).
  • Allposts
  • Warar

Cumar Cabdi”Amisom 10 Sanno kadib uma Hirgalin Qorshihii Duulaankooda”(Maqal).

calamada March 6, 2017 1 min read
73

An AMISOM tank patrols the main street after fighting between Islamist and government soldiers in Eelasha BiyahaCumar Cabdi Xasan oo ah falanqeeya dalka dibadiisa ku sugan oo uwaramay Idaacadda Alfurqaan ayaa sheegay in Ciidamada shisheeye Amisom aysan usuurtagalin ujeedooyinkii ay usoo galeen Dalka Soomaaliya.

duulaanka Ciidamada Amisom ee Soomaaliya ayaa 10 sano jirsaday.

Cumar ayaa sheegay in shisheeyaha ay usoo duuleen sidii ay kaga hortagi lahaayeen shareecada islaamka balse haatan shareecada lagu xukumo meello badan oo kamid ah Soomaaliya.

“Sabab kale Shisheeyaha afrikaanta  uyimaadeen waxay ahayd inay dhaqaale helaan balse wax badan uguma hirgalin, wixii yaraa oo ay heleena waxaa kaga badan dhibka ay ku qabaan Soomaaliya”ayuu Yiri Cumar Macalim Cabdi Xasan.

Cumar waxa uu meesha ka saaray Ciidamada Amisom inay uyimaadeen sidii ay nabad kaga dhalin lahaayeen Dalka Soomaaliya.

Ictisaamka isgarab istaagay shisheeyaha ayuu kusoo hadal qaaday wareysiga uu bixiyay Cumar Cabdi Xasan.

Dhageyso Wareysiga Falanqeeye Cumar Cabdi Xasan.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo+Akhriso+Dhageyso Afar Jamaaco Jihaadi Ah Oo Midoobay
Next: Faahfaahino Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.