Daawo: Al-Kataa’ib Oo Baahisay Qaybta 8-aad Decumentary Lagu Falanqeynayo Dastuurka DF.

Mu’asasada Alkataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay baahisay qeybtii 8-aad tixanaha lagu faaqidayo dastuurka DFS iyo qawaaniinta baalmarsan shareecada Islaamka ee ku qeexan dastuurka kuna dhaqmaan maamullada dalka ka dhisan.

Xalqadan waxay mu’assasadu diiradda ku saartay xeerka ciqaabta Soomaaliyeed iyo waxa uu xeerkan ka yiri xukunnada xatooyada, xiraabada, zinada, iyo liwaadka waxaana xalqadan kasoo muuqanayo oo qodobbadan falanqaynayo culimo caan ah iyo masuuliyiin ka tirsan xarakada shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Eeg Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Kala Bax Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Doono Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Daawo Filimka Oo Facebook Ah.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

Comments are closed.