Daawo: Al-kataa’ib Oo Baahisay Qaybta Koowaad Muuqaallo Decumentary Oo Xiiso Badan.

Mu’assasada Al-kataaib garabka warbaahineed ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay caawa baahisay Isdaar maqal iyo muuqaal ah kaas oo lagu soo bandhigayo qaybta koowaad muuqaallo tixana ah oo cinwaankoodu yahay ✨||سَاءَ مَا يَحْكُمُونَ ||✨ kuwaas oo diiradda lagu saarayo qawaaniinta kufriga ah ay dalka ku maamusho dowladda Ridada.

Qaybta koowaad ee documentary-gan oo la daawan karo 47 daqiiqo iyo qadar sekenno ah waxa uu soo bandhigaya gaalnimada ceegaagta dastuurka DFS iyo xeerka ciqaabta Soomaaliyeed, waxaana xalqadan looga hadli doonaa halka uu kasoo billowday nidaamka dowladnimo ee Soomaaliya, cidda dhidibada u taagtay, kaalinta uu isticmaarkii kulahaa dhismaha dowladnimo ee Soomaaliya iyo sida dowladihii soo maray dalka uga mideysnaan jireen la dagaalanka diinta Islaamka.

Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Eeg Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Kala Bax Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Doono Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Daawo Filimka Oo Facebook Ah.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

Comments are closed.