Daawo: Alkataa’ib Oo Soo Saartay Filim Tababar Melleteri Ah.

Mu’asasada Al Kataa’ib ayaa soo saartay Filim cusub oo lagusoo bandhigayo kaalinta jihaadka ay ku leeyihiin da’yar iyo duqoow intaba.

Filimkan oo la daawan karo qadar 46 daqiiqo ah waxaa kasoo muuqanaya culimaa’udiin caanka ah wilaayaatka oo tababar ku qaadanaya mid kamida mucaskaraatka melleteri ee Al Shabaab.

Halkan Hoose Ka Daawo Filimka Cusub

 

Comments are closed.