Daawo Beeraha Dalkeena Maan Ku Baahi Beelno.

Barnaamijkaan muuqaalka ah ayaa waxaanu ku eegeynaa degmo Jubooyinka ka tirsan oo haddii sidii loogu tala galay loogu dhaqaaqo dhul beereedkeeda kaafin karta gobollo ka tirsan Soomaaliya.

Waa Barnaamij xiisa leh oo ay soo saartay idaacadda islaamiga Al Furqaan wuxuuna muuqaal guud ka bixinayaa faa’iidada wax soo saarka dhulkeenna.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.

Comments are closed.