Daawo Filimka Al-kataa’ib Ee Dagaalkii Af-urur Oo Luqadda Somaliga Ah.

Mu’asasada Ak-kataa’ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa baahisay filim cusub oo aad u xiisa badan.

Filimkan oo ah qeybtii Shanaad ee Silsilada من ثغور العز ayaa ah filim aad u xiisa badan,waxeyna Al-kataa’ib filimkan kusoo bandhigtay Liwaa’a Al-qudus ee Buuraha Goolis.

Filimkan oo la daawan karo muddo ka badan 40 daqiiqo ayaa kusoo baxay Labo Luqadood oo kala ah Af-somali iyo Luqadda Carabiga.

Filimkan ayaa lagu soo bandhigayaa dagaalkii Weynaa ee lagu xasuuqay Maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Puntland kaasi oo ka dhacay deegaanka Af-urur ee duleedka magaalada Boosaaso.

Halkan Ka Daawo Filimka Oo Af-somali Ah.

Halkan Kala Bax Filimka Oo Af-somali Ah.

Halkan Ka Degso Filimka Oo Af-somali Ah.

Halkan Ka Doono Filimka Oo Af-somali Ah.

Halkan Ka Daawo Filimka Oo Af-somali Ah Facebook.

Calamada.com

Comments are closed.