Daawo Imaarada Islamiga Afghanistan Oo Soo Bandhigtay Maxaabiis Reer Galbeed Ah.

indexImaarada Islaamiga Afghanistaan ayaa soo bandhigtay Maxaabiis reer Galbeed ah kuwaasi oo kala ah labo Professor oo u kala dhashay dalalka Mareykanka iyo Australia.

Labadan Gaal ayeey ciidamada gaarka ah ee Imaarada Islaamiga Afghanistan kusoo qafaasheen howlgal gaar ah oo shan bil ka hor ay ka fuliyeen gudaha magaalada Kaabul ee caasimada dalka Afghanistan.

Labadan maxbuus ee ay soo bandhigtay Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa barayaal ka ahaa jaamacada Mareykanka ee magaalada Kaabul.

Muuqaalkan ayaa soconaya muddo 13 daqiiqo ah’iyadoona labadaan maxaabiis ay codsiyo u kala dirteen dadkooda iyo dowladahooda.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Maxaabiista Lasoo Bandhigay.

Calamada.com

Comments are closed.