Mu’asasada Al-saxaab ee garabka warbaahineed ee hogaanka guud Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeediyay Sheekh Ayman Al-dawaahiri oo ah amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah.
Kalimada oo maqal ay ayaa soconeysa muddo 14 daqiiqo ah’waxa uu ugu horeyn Sheekh Ayman kalimada kaga hadlay Istish-haadka Amiirul Mu’miniin Mulla Akhtar Mansuur.
Sheekh Dr Ayman ayaa Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka kaga tacziyeeyay Istish-haadka Mulla Akhtar Mansuur’isagoo si aad ah ugu dheeraaday taariikhda dahabiga ah ee AMiirka Shahiiday Mulla Akhtar Mansuur oo dhawaan ku shahiiday duqeyman ay geysteen diyaaradaha Nasaarada Mareykanka.
Sidoo kale Amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah waxa uu kalimadan ku iclaamiyay beeco uu la galay amiirka Imaarada Islaamiga Amiirul Mu’miniin Mulla Heybatullaah.
Halkan Hoose Ka Daawo Kalimada Oo Af-somali Lagu Tarjumay.
Calamada.com
jazakumullahul kheyrul jazaa