Daawo Mu’asasada Al-kataa’ib Oo Soo Saartay Filimka Qeybta 2-aad Ee Tartanka Quraanka Kariimka.

Mu’asasada Al-kataa’ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa soo saartay Filim cusub oo xiiso leh.

Filimkan oo la daawan karo muddo 24 daqiiqo ah waxey Mu’asasada Al-kataa’ib kusoo bandhigtay Tartan Quraan Kariim ah oo ay ku tartamayaan arday ka kala socota madaarista Quraanka Kariimka ee Wilaayaatka dalka,filimkan waxaa si gaar ah loogu soo bandhigay arday ku tartameysa 15-ka Juz ee Quraanka Kariimka.

Waana xalqada 2-aad ee Tartanka qur’aanka Kariimka oo ay soo saarto mu’asasada, isbuucii lasoo dhaafay ayay soo saartay xalaqada 1-aad ee lagusoo bandhigay Tartanka qur’aanka ee Tobanka Juz.

Halkan Ka Degso Filimka.

Halkan Kala Bax Filimka.

Halkan Ka Doono Isagoo Facebook Ah.

Halkan Ka Dooni Linkiyo Fara Badan Oo Filimka Ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Filimka.


Calamada.com

1 Comment
  1. farxan says

    Masha allah allaw ugargaar alkataaib iyo qof walbo ooqayrka wada acmaasha juhaadkana ajarwayn allaha idinkasiiyo wllayaal asc

Comments are closed.