Daawo Mu’asasada Al-kataa’ib Oo Soo Saartay Filimka Tartanka Quraanka Ee Wilaayaatka Dalka.

Mu’asasada Al-kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa soo saartay Filim cusub oo xiiso leh.

Filimkan oo la daawan karo muddo 22 daqiiqo ah waxey Mu’asasada Al-kataa’ib kusoo bandhigtay Tartan Quraan Kariim ah oo ay ku tartamayaan arday ka kala socota madaarista Quraanka Kariimka ee Wilaayaatka dalka,filimkan waxaa si gaar ah loogu soo bandhigay arday ku tartameysa Tobanka Juz ee Quraanka Kariimka.

Halkan Ka Degso Filimka Tartanka Quraanka Kariimka.

Halkan Kala Bax Filimka Tartanka Quraanka Kariimka.

Halkan Ka Degso Filimka Oo Facebook Ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Filimka Tartanka Quraanka Kariimka.

Calamada.com

1 Comment
  1. c/raxman says

    Mansha Allah runtii rag ayaan kadanbeeya oo galiyey waq Tigoda Allah idinka abalmariyo

Comments are closed.