Daawo; Mu’assasada Al-kataa’ib Oo Baahisay Fariin Ku Socota Uhuru Kenyatta.

Mu’assasada Al-kataa’ib waxey goordhaw baahisay isdaarikii ay ballan qaaday ee la wada sugayay kaasi oo ah fariin ku socota madaxweynaha dowladda saliibiyadda Kenya gaal Uhura kinyaata, iyo dowladiisa iyo guud ahaan shacabka saliibiyiinta Kenya.

Isdaarkan oo la daawan karo muddo 14 daqiiqo oo sakano yar dhiman ayaa waxaa kasoo muuqanaya mid ka mid ah askarta saliibiyiinta Kenya ee nolasha ay ku hayaan Shabaabul Mujaahidiin.

Askarigan ayaa ka mid ah ciidamadii saliibiyiinta Kenya ee lagu qabtay gazwadii Ashahiid sheeekh abii yaxye al-liibiya ee ay fuliyeen katiibada Ashahiid saalax nabhaan taasi oo shantii bishii rabiicu thaanii sanadkii 1437-hijri lagu qaaday xeradii ciidanka saliibiyiinta Kenya ay xilligaas kaga sugnaayeen degmada ceelcadde ee wilaayada islaamiga Gedo.

Askarigaan oo lix sano kadib dib u booqday xeradii ceelcadde ee lagu xasuuqay walaalihiisii saliibiyiinta Kenya isagana lagu soo qabtay ayaa waxa uu fariin u dirayaa madaxweynaha dowladda slaiibiyadda Kenya gaal uhura kinyata dowladiisa iyo guud ahaan saliibiyiinta Kenya.

Halkan Ka Daawo Fariinta Kusocota Uhuru Kenyatta.

Halkan Ka Doono Linkiya Fara Badan Oo Fariinta Ah.

 

Comments are closed.