Daawo: Mu’assasada Al-kataa’ib Oo Baahisay Qaybta 3-aad Decumentary Lagu Falanqeynayo Dastuurka DF.

Mu’asasada Alkataa’ib garabka warbaahineed ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay caawa baahisay qeybtii 3aad tixanaha muuqaallo Decumentary ah oo lagu faaqidayo dastuurka dowladda federaalka Soomaaliya iyo qawaaniinta baalmarsan shareecada Islaamka ee ku qeexan dastuurka.

Xalqadan waxay Al-kataaib diiradda ku saaraysaa waxa uu dastuurku ka yiri xoriyadda diimaha, sinnaanta muwaadiniinta gaal iyo Muslimba iyo qodobka ah in qof walba xor u yahay inuu ku dhaqmo diinta uu doono.

Waxaa isdaarka kasoo muuqanaya isla markaana gaalnimada qodobadaas falanqeynaya culimo waaweyn oo ay ka mid yihiin Sheekh Cumar Faaruuq, Sheekh Maxamed Macalin Xasan iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Eeg Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Kala Bax Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Doono Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Daawo Filimka Oo Facebook Ah.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

Comments are closed.