Daawo: Mu’assasada Al-Kataa’ib Oo Baahisay Qaybta 4-aad Decumentary Lagu Falanqeynayo Dastuurka DF.

Mu’assasada Alkataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay baahisay qeybtii 4-aad ee tixanaha muuqaallo Decumentary ah oo lagu falanqaynayo dastuurka dowladda federaalka Soomaaliya iyo qawaaniinta baalmarsan shareecada Islaamka ee ku qeexan dastuurka.

Xalqadan waxay Mu’assasadu ku faaqidaysaa qodobka 63aad, qodobka 69aad iyo qodobka 71aad oo ka hadlaya waxa loogu yeero hay’adda sharci dajinta, taas oo ka dhigan illaah yar oo Allaah sokadii dajisa sharciyada lagu dhaqayo dadka, islamarkaana la siiyey awoodda wax xalaaleynta iyo wax xaaraantimeynta.

Qodobadaas ayaa xalqadan si xeeldheer loogu faaqidayaa waxaana ka qeyb qaadanaya culimo dhowr ah sida Sheekh Cumar Faaruuq, Sheekh Maxamed Macalin Xasan, Sheekh Jaamac Cabdi Salaam iyo mas’uuliyiin katirsan Xarakada shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Eeg Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Kala Bax Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Doono Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Daawo Filimka Oo Facebook Ah.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

Comments are closed.