Daawo: Mu’assasada Al-kataa’ib Oo Baahisay Qaybta Labaad Decumentary Lagu Falanqeynayo Dastuurka DF.

Mu’asasada Alkataa’ib garabka warbaahineed ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay baahisay qeybtii 2aad ee taxanaha lagu faaqidayo dastuurka DFS Soomaaliya iyo qawaaniinta baalmarsan shareecada Islaamka ee ku qeexan dastuurka. Xalqadan waxaa diiradda lagu saarayaa Dimuquraadiyada iyo Calmaaniyada iyo waxa uu dastuurka DFS ka yiri labadaa nidaam.

Martida ama duyuufta ka qeyb qaadaneysa waxaa ka mid ah Mas’uuliyiin iyo culimo kala duwan sida Sheekh Suldaan Muxamad Aala Muxammad, Sheekh Xusseen Cali Fiidoow, Sheekh Xasan Yacquub Cali iyo Amiirkii hore ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo kalimaad ku leh mawaadiincda qaar.

Culimo ka baxsan Xarakada

Filimka waxaa kasoo muuqanaya Culimo aan ka tirsaneyn Xarakada oo si adag uga hadlaya mowduuca sida Sheekh Maxamed Macalin Xasan, Sheekh Maxamed Rashaad, Sheekh Nuur Macalin CabdiRaxmaan, Sheekh Jaamac Cabdi Salaam, iyo Nabadoon Ibraahim Shaacir.

Waxaa sidoo kale ku lifaaqan Nusuus kitaabka iyo sunaha ah iyo aqwaasha qaar ka mid ah culimada Muslimiinta kuwii hore iyo kuwii dambe intaba.

Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Eeg Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Kala Bax Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Doono Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Daawo Filimka Oo Facebook Ah.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

Comments are closed.