Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Daawo Mujaahidiinta Imaarada Islamiga Oo Diyaarad Qarax Miino Ku Burburiyay.
  • Allposts
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Imaarada Islamiga Oo Diyaarad Qarax Miino Ku Burburiyay.

calamada April 18, 2016 1 min read
148

Twitter web player_2_20160418094139_0Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhafaay ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islamiga Afghanistan ay qarax miino la beegsadeen diyaarad nooca Elecobtarka ah.

Diyaarada ayaa xiligii qaraxa lala beegsanayay waxey ku dageysay qeybo ka mid ah degmada Naari oo ka tirsan gobalka Konar’balse diyaarada ayaa ku degtay goob kal hore ciidamada Imaarada ay miino ku diyaariyeen.

Imaarada Islaamiga ayaa soo bandhigtay muuqaal kooban oo ay kusoo bandhigayaan sida ay qaraxa miino ugu burburiyeen diyaarada Elecobtarka ah’iyadoona arintaan ay noqotay mid si aad ah looga hadal haaya caalamka.

Qaraxa lala beegsaday diyaarada ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 21 askari oo la socday diyaarada la qarxiyay’iyadoona askarta la dilay ay ka tirsanaayeen maleeshiyaatka maamulka daba dhilifka Afghanistan.

Qaraxa miino ee diyaarada lagu burburiyay ayaa qeyb ka noqonaya howlgalka xilliga Gu’ga ee dhawaan Imaarada Islamiga Afghanistan ay kaga dhawaaqday gobalka dalkaasi’iyadoona howlgalkaasi sanadkan loogu magacdaray Al-cumariyah oo loogu nisbeeyay amiirkii hore ee Imaarada Islamiga Afghanistan Allaah ha u naxariista Sheekh Mullah Muxamed Cumar.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Diyaarada Miinada Lagu Qarxiyay.

Calamada.com

 

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawiro Jamciyada Al-ixsaan Oo Daawo Iyo Raashiin Ka Qeybisay Degmada Xarardheera.
Next: Canshuur Qaada Lagu Dilay Degmada Afgooye.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.