Daawo Qaabkii Itoobiya U Qabsatay Dhulka Soomaali Galbeed(Video).

calanka-itoobiyaSarkaal sare oo darajadiisu lagu sheegay gaashaanle sare kana soo goostay xukuumadda nasaarada Itoobiya dhalashadiisuna tahay Somali ayaa ka sheekeeyay sida xukuumadda nasaarada Itoobiya u qaadatay dhulka Somalida.

Sarkaal oo lala yeeshay wareysi dheer ayaa sidoo kale sheegay in Itoobiyaanka ay hadda wadaan qorshe ay kusii boobayaan dhulka ay naga haystaan kuwaasoo ay gacanta u galinayaan qowmiyada kale ee dega waddanka.

Waxa uu tusaale usoo qaatay magaalada Dirir dhabe oo loo qeybiyay 3 qeyb oo la kala siiyay siiyay Somali,Oromo,iyo qowmiyadaha dega dhammaan Itoobiya.

1 Comment
  1. Anonymous says

    Allow u gar gaar soomaali galbeed

Comments are closed.