Daawo: Qaybta Lixaad Decumentary-ga Al-kataa’ib Oo Lagu Faaqiday Gaalnimada Ka Buuxda Garsoorka DF.

Mu’asasada Alkataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay baahisay qeybtii 6-aad silsilado muuqaallo tixane ah oo lagu faaqido dastuurka Soomaaliya iyo xeerarka baalmarsan shareecada Islaamka ee ay ku dhaqanto dowlada federaalka Soomaaliya.

Qeybta 6-aad oo ah mid aad u xiiso badan waxay mu’assasada Al-kataa’ib kusoo bandhigtay gaalnimada ka buuxda hannaanka garsoor ee dowladda federaalka waxaana filimka ku lifaaqan kalimaadka culimo caan iyo masuuliyiin ka tirsan xarakada shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Eeg Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Kala Bax Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Doono Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Daawo Filimka Oo Facebook Ah.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

Comments are closed.