Daawo Qeybta Labaad مشايخ الجهاد الثلاثة Ee Silsilada إحمل سلاح الشهيد.

Mu’asasada Al-saxaab ee garabka warbaahineed hogaanka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa baahisay kalimad cusub oo maqal iyo muuqaal ah taasi oo uu jiidinayo Allaah ha dhowra Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri.

Kalimadaan ayaa ah qeybta labaad ee Mashaa’ikhul Jihaadi ee Saddexda ah taasi oo qeyb ka ah silsilada Ixmil Silaaxa Shahiid oo ah silsilada oo Sheekh Ayman kaga hadlo taariikhda hogaamiyaasha Jihaadka casrigaan ee Shahiiday.

Qeybtaan waxa uu Dr Ayman kaga hadlay taariikhda Sheekh Rufaaci Dhaahaa oo ku shihiiday duqeyn diyaaradaha Nasaarada Mareykanka ka geysteen dalka Suuriya.

Halkan Hoose Ka Daawo Kalimada Xakiimul Umah Ayman Al-dawaahiri.


Calamada.com

Comments are closed.