Daawo Sawirada Degmada Tiyeegloow Oo Dhawaan Laga Xureeyey Cadowga Alle (SAWIRO).

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dhamaadkii bishii Oct. ee sanadkan si buuxda ula wareegay degmada Tiyeegloow oo ka tirsan Wilaayada Baay iyo Bakool.

Arintan waxay ka dambeysay ka dib markii degmada ay isaga carareen kumanaan ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa Soomaali ah oo ku sugnaa muddo ku dhow saddex sano.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa si buuxda ula wareegay degmada, kana taagay raayada towxiidka saacado un ka dib markii uu cadowga isaga baxay.

Boqolaal maleeshiyaad murtadiin ah oo lagu soo abaabulay degmada Xudur ayaa todobaadyo ka dib isku dayey in ay dib ugu soo noqdaan degmada balse waxaa jilibka u aastay geesiyada Islaamka, kuwaas oo dharbaaxo xanuun badan gaarsiiyey cadowga, kuna qasbay in uu ku noqdo halkii uu ku soo duulay.

Hadaba waa sidee xaaladda degmada Tiyeegloow ka dib markii laga xureeyey cadowga, laguna jabiyey maleeshiyaadkii soo weeraray.

Halkaan Ka Daawo Sawirada Magaalada iyo Difaacyadii uu isaga cararay cadowga.

1 (14) 1 (12) 1 (13) 1 (8) 1 (7) 1 (15) 1 (16) 1 (11) 1 (9) 1 (10) 1 (3) 1 (3) 1 (4) 1 (5) 1 (6) 1 (2) 1 (2) 1 (1) 1 (1)

Dhamaad.

Comments are closed.