DAAWO Sawirada Mahrajaanka Ciidda ee WI Galgaduud & Kumanaan Dadweyne Ah Oo Ka Qeybgalay.

img_7927-copyWilaayada Islaamiga Galgaduud waxay ka mid tahay deegaanada sida weyn looga dabaaldegay maanta oo ah maalintii labaad ee munaasabada cidda, Iyadoona deegaanada qaar ee wilaayada lagu soo bandhigay dabaaldegyo iyo Mahrajaano Islaami ah oo lagu weyneynayey munaasabada ciidda.

Degmada Galhareer ayaa ka mid ah deegaanada lagu soo bandhigay ciyaaraha Islaamiga ah, Iyadoona fagaaraha Al-Ansaar ee degmadaas lagu soo bandhigay ciyaaro kala duwan.

Kumanaan dadweyne ah iyo mas’uuliyiin ka tirsan mujaahidiinta ayaa ka soo qeybgalay mahrajaanka islaamiga ee halkaasi ka dhacay.

Mas’uuliyiin uu ka mid ahaa waaliga WI Galgaduud ayaa ka mid ahaa dadka ka soo qeybgalay Mahrajaanka, sidoo kalena abaalmarino kala duwan gudoonsiinayey dadkii kaalimaha hore ka galay tartanadii la soo bandhigay.

Halkaan Ka Daawo Sawirada Mahrajaankii Cidda ee degmada Galhareeri.

img_7832-copy img_7865-copy img_7895-copy img_7902-copy img_7919-copy img_7927-copy img_7945-copy img_7965-copy img_7967-copy img_7968-copy img_7980-copy img_7988-copy img_7996-copy img_8018-copy img_8043-copy img_8057-copy img_8071-copy img_8086-copy img_8101-copy img_8148-copy img_8157-copy img_8164-copy img_8177-copy img_8189-copy img_8195-copy img_8198-copy img_8220-copy img_8234-copy img_8254-copy img_8258-copy img_8270-copy img_8278-copy img_8282-copy img_8284-copy img_8290-copy img_8307-copy img_8325-copy  img_8344-copy img_8360-copy img_8391-copy xsn-ycqb-copy

Dhamaad

Calamada.com

1 Comment
  1. caaqil qataar says

    masha allaah alloow wilaayadaha islaamiga barakee oo cadawka ilaali mujaahidiintana nasrigaada sii aamin,aamin,aamin

Comments are closed.