Xaflada waxa kasoo qayb galay qaar kamid ah mas.uuliyiinta wilaayada Jubbooyinka oo uu ugu horeeyo Waaliga Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Cabdiraxmaan Xudeyfa. Iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada muslimiinta ee ku dhaqan degmada Jilib iyo Marti sharaf kale.
Tartankan ayaa maanta waxa uu dhex marayay sadex ka mid ahaa Macaahida qabaailka ee ka furan gobalka, kuwaasoo kala ah Machadka Bilaal Binu Rabaax ee Beesha Jareer. Machadka Al-Huda ee Beesha Sheekhaal iyo Machadka Macalin Ibraahim Kabtool ee Beesha Dir.
Maanshalaah allow u gargaar mujaahidiinta qabaa’ilka islaamka ee had iyo habeen u heelan difaaca diinta, dalka & dadka jecel ku dhaqanka shareecada islaamka. Aamiin…