Daawo Sawirada Raadadka Burburkii Maleeshiyaadka Nabad-sugida Ay U Geysteen Deegaanka Sabiid.

Iyadoo maalintii shalay maleeshiyaadka murtadiinta ay gummaad ka geysteen deegaanka Sabiid ayay u suura gashay idaacadda Andalus inay booqato deegaanka dadkana la qeybsato dhibaatada.

Koox wariyayaal Mujaahidiin ah ayaa kaamiradooda u qaatay sidii ummada Islaamka ay ugu soo bandhigi lahaayeen xaqiiqda ka jira deegaanka iyo dhibaatada ay geysteen maleeshiyaadka.

Muuqaallo laga soo qaaday waxau muujinayaan bur burka guryo ay deganaayeen dad shacab ah,dhibaatada ayaa waxay ka weyneyd bur burka guryaha iyadoo xittaa maleeshiyaadka ay boobeen wixii agab ahaa ee yiillay guryaha deegaanka.

Daawo Sawirada Deegaanka Sabiid.DSC08985 DSC08988 DSC08992 DSC08993 DSC08995 DSC08996 DSC08997 DSC08999 DSC09003 DSC09004 DSC09005 DSC09006 DSC09007 DSC09008 DSC09009 DSC09012 DSC09015 DSC09016 DSC09017

 

 

Comments are closed.