Degmada Xarardheere ee Wilaayada Islaamiga Mudug ayaa ka mid ah magaalooyinka sida weyn looga ciiday ee ku hoosjira ku dhaqanka Shareecada Islaamka, Waxaana isugu yimid kumanaan dadweyne ah oo isugu jira rag, dumar, caruur iyo dad da’a ah.
Dhamaan dadweynaha ayaa isugu yimid fagaare weyn oo ku yaalla magaalada, iyagoona si wadajir ah halkaas ugu tukaday salaadda ciidda.
Mus’uuliyiin ka tirsan mujaahidiinta ayaa dadka muslimiinta kala hadlay fagaaraha lagu tukanayey Salaadda.
Dadweynaha isugu yimid fagaaraha ayaa muujinayey dareen farxadeed oo ay ku muujinayaan dareenkooda ku aadan munaasabadda ciidda, Waxayna isugu hambalyeeynayeen maalintan qiimaha badan.
Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Sidii maanta looga ciiday degmada Jannaale.
Calamada.com
Xarardheere xaabiyo nugaal ximan dhulkeen hooyo
Xamar iyo jigjiga hararge iyo xaabo iyo bayra
Xaafuun qardhiyo gaalkacyiyo xeebta bariyoo dhan
Xaga ay togdheer naga xigtiyo xiisyo maydh ciida
Xaaraan kufrigu kuma dageen xarumeheeniiye
Xulufaysi iyo gaalo raac ways xigtays teene
Xinjirtooda niman kaa huree haysta xarig Eebe
Xusuus dhawrka waa loogu qori lagu xush mee yaaye
Xafladaha qurxoon ciid fidriga xiiso waw qabaye
Xagjir bay ku sheegaan kufrigu kaan xagood jirine
Ictisaam xizbiga sheegta ee xabashi buunbuunsha
Xulufada ibliis weeye oo gooste xarigiiye
Xalanay fatwada tuurayeen shalay xagaagiiye
Xajiin bay ka qaadaan jihaad xaraf yadiisiiye
Intay inagu xuuxshaan kufray xira yiraax daane
Nimco yuusuf iyo xaaway kalhore xeel u qooleene
Cafiifaad xushmiyo sharaf leh bay ku xad gudbaa yeene
Xog tay naga uruurshaan ayey xabashi siiyaane
Xagaaguu sandiiqii bashiir xira lahaa duule
Xaqiiradi u tagay buu lahaa xaasidoo nacaye
Mid xunoo xaqiibadi sidaan xiiqnay muran kiiye
Xaqaa laga daboo loo indhaha xiran nijaas kiiye
Waagii xabaalaha shirkiga xarakadii faagtay
Xaqiir kii bashiir waasagii xooray maradiiye
Xulufaysi waatuu la galay suufi xaaqidahe
Xaq daboolyey xeer faasidana xume ku taageerye
Xugumada ijmaacay duraan kana xanaaqaane
Xajiin iyo cadhay wada qabaan xaynta shaydaane
Xaqa uma nusree yaan intay xugun daliishaane
Xubi uma qabaan diinka oo xoog u daahiriye
Amisom ta xalaniyo fadhida Liido xeeb teeda
Xays kanay fatwada siinayee xisbiga shaydaane
Waa gaal xarbiya waxa kanay inagu xuux shaane
Waxa ay xagjire leeyihiin waa xul kii kacaye
Waxa ay xumaan tood rabaan waa xaq doon kiiye
Xarar dheere ciidaye maxay falin xaqiiriintu
Alaahu akbar Muslimiin waa raaxeysteen nabadeey ku ciidaayaan.
Murtad Gurguurte isagoo afrikaan saliibiyiin ilaalineyso oo argagax ku muuqdo uu masaajidka isbaheysiga tagey
waxbaaa ka dhacay man sha allah runtii markaan aad baan ugu farxay waayo magaaladan waa magalda aan kasoo jeedo waxaana joogo adeerkeega aaan aad u jeclahay waxn idin leeee yahay hambalyo hambalyo kuligiina iyo mujaahidiinta m,eel alboo ay jooogan
allaahu akbar allaahu akbar ,,, kanaxoow nafta waa
,
الله اكبر,الله اكبرالله, اكبرالله ,اكبرالله ,اكبرالله ,اكبرالله اكبر,الله اكبر
Aad ayan ugu faraxsan nahay waa maalintii iigu horeysay markii CEELASHA ay igu tujiyeen mujaahiiinta kadib 3sano kuma tukan meel Barxad Kadib markii ay talinayeen XARAKADA Mujaahiidiin . waana raaxeysteen Qofkii kutukaday meel ay kataliyaan mujaahidiinta ee Alle Haku mahdiyeen Baan leeyahay ANI kumatukan Barxad mudo 3Sano ah