Daawo Sawirada Waxqabadka Hay’adda Al-ixsaan Ee Wilaayada Jubbooyinka

Sawiradan oo lagu baahiyay baraha internetka  waxa lagu soo bandhigay waxqabadka hay’adda khayriga ah ee Al-ixsaan oo howlo badan ka qabatay qaybo ka mid ah Jubbooyinka.

Hay’adda Al-ixsaan sida aad sawirada ku aragtaan waxay daawaynaysaa xoolaha nool ee Baadiyaha laga dhaqdo, sidoo kale waxay daawooyin iyo raashin u qaybisaa dadka tabaalaysan ee wilaayaadka islaamiga ah ku nool, iyadoo daawo iyo raashin intaba u qaybisa.

Daawo sawirada.

photo_2016-09-26_21-10-40 photo_2016-09-26_21-11-53 photo_2016-09-26_21-12-01 photo_2016-09-26_21-12-07 photo_2016-09-26_21-12-15 photo_2016-09-26_21-12-22 photo_2016-09-26_21-12-30 photo_2016-09-26_21-12-37 photo_2016-09-26_21-12-42 photo_2016-09-26_21-12-50 photo_2016-09-26_21-12-55 photo_2016-09-26_21-13-03 photo_2016-09-26_21-13-07 photo_2016-09-26_21-13-15 photo_2016-09-26_21-13-19 photo_2016-09-26_21-13-27 photo_2016-09-26_21-13-32 photo_2016-09-26_21-13-40

Comments are closed.