Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Daawo Sawirrada Gaadiid Ciidan Oo Maleeshiyada Gaashaan Looga Gubay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Gaadiid Ciidan Oo Maleeshiyada Gaashaan Looga Gubay Sh/hoose.

May 11, 2023

Xafiiska warfaafinta ee mujaahidiinta ayaa goordhow faafiyay sawirrada 2 gaari oo Cabdibile ah oo maleeshiyaadka murtadiinta Gaashaan looga gubay duleedka deegaanka Ceelasha biyaha ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho.

Howlgalka gaadiidkaan lagu gubay oo ahaa mid qaraxyo ah waxay ciidamada mujaahidiintu la beegsadeen kolonyo isugu jiray gaalo caddaan ah iyo maleeshiyaadka Riddada Gaashaan, inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaasi dhimasho iyo dhaawac ku noqday 10 askari, ilo wareedyo masuul ah ayaa sidoo kale xaqiijiyay in illaa 4 jeer ay diyaaradaha helikobtarada ah ay goobta ka qaadeen bakhtiga iyo dhaawaca kolonyadan ciidan lagu gaarsiiyay qaraxyada.

Halkan Ka Daawo Sawirrada Gaadiidka Lagu Gubay Weerarka.

Continue Reading

Previous: Daawo+Dhageyso Idaacada Islaamiga Al-andalus Oo Booqatay Deegaanka Baardheere Ee Duleedka Beledweyne.

Related Stories

Daawo+Dhageyso Idaacada Islaamiga Al-andalus Oo Booqatay Deegaanka Baardheere Ee Duleedka Beledweyne.
  • Allposts
  • Warar

Daawo+Dhageyso Idaacada Islaamiga Al-andalus Oo Booqatay Deegaanka Baardheere Ee Duleedka Beledweyne.

May 11, 2023
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-10-1444 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-10-1444 Hijri.

May 11, 2023
7 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qarax Ka Dhacay Awdheegle.
  • Allposts
  • Warar

7 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qarax Ka Dhacay Awdheegle.

May 11, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Gaadiid Ciidan Oo Maleeshiyada Gaashaan Looga Gubay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Gaadiid Ciidan Oo Maleeshiyada Gaashaan Looga Gubay Sh/hoose.

May 11, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Bakool.

May 10, 2023
Daawo Oo Dhagayso: Wilaayada Baay Oo Billowday Olole Lagula Dagaallamayo Kaneecada.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Oo Dhagayso: Wilaayada Baay Oo Billowday Olole Lagula Dagaallamayo Kaneecada.

May 8, 2023
Daawo Oo Dhagayso: Farxadda Ciidda Iyo Caruurta Agoonta Iyo Degmada Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Oo Dhagayso: Farxadda Ciidda Iyo Caruurta Agoonta Iyo Degmada Jilib.

April 23, 2023
Daawo Sawirrada Tiyeeglow Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Tiyeeglow Iyo Sida Looga Ciiday.

April 22, 2023
Daawo Sawirrada Galhareeri Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Galhareeri Iyo Sida Looga Ciiday.

April 22, 2023
Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Ceelbuur Ee Wilaayada Galgaduud?.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Ceelbuur Ee Wilaayada Galgaduud?.

April 21, 2023
Daawo Jilib Oo Si Wayn Looga Dabaal-degay Munaasibadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Jilib Oo Si Wayn Looga Dabaal-degay Munaasibadda Ciidda.

April 21, 2023
Daawo Buq’aqable Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Buq’aqable Iyo Sida Looga Ciiday.

April 21, 2023
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barrow Ee WI Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barrow Ee WI Sh/hoose.

April 21, 2023
Daawo Sawirrada Sidee Ciidda Looga Diyaar Garoobay Wilaayaadka Islaamiga Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sidee Ciidda Looga Diyaar Garoobay Wilaayaadka Islaamiga Ah.

April 21, 2023
Daawo Sawirrada Gaari Maleeshiyada Danab looga Gubay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Sawirrada Gaari Maleeshiyada Danab looga Gubay Sh/dhexe.

April 4, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii 2-aad Ee Baarsanguuni Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii 2-aad Ee Baarsanguuni Oo La Baahiyay.

March 29, 2023
Sawirro: Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Xasuuqii Gorgor Loogu Gaystay Ruunirgood.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro: Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Xasuuqii Gorgor Loogu Gaystay Ruunirgood.

March 26, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Murtadiinta Loogu Gaystay Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Murtadiinta Loogu Gaystay Daaru-nicma.

March 26, 2023
Sawirro: Daawo Xasuuqii Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Ku Gaaray Birta Dheer.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro: Daawo Xasuuqii Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Ku Gaaray Birta Dheer.

March 8, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.