Daawo Sawirrada Qaybta 2aad Ee Tartanka Liifka Oo Lagu Soo Daray Fallaarta.

qaybtii-2aad-ee-tartanka-liifka2Sida aan hore usoo gudbinay waxa magaalada Jilib ka socday Tartan lagu tartamayo liifka ama shiishka oo todobaadkii hore aan soo gudbinay salaaddiinta oo ku toog baranaya qoriga AK 47.

Haattan sida aad sawirrada ku aragtaan waxa lagu soo daray toogta dhinac Fallaarta ama leebka iyo qaansada, waana lasoo gabogabeeyay tartankaasi, waxana hartay kaliya xafladdii xiritaanka tartanka iyo Natiijooyinka in la sheego.

Daawo Sawirrada

qaybtii-2aad-ee-tartanka-liifka2 qaybtii-2aad-ee-tartanka-liifka3 qaybtii-2aad-ee-tartanka-liifka4 qaybtii-2aad-ee-tartanka-liifka5 qaybtii-2aad-ee-tartanka-liifka6 qaybtii-2aad-ee-tartanka-liifka7 qaybtii-2aad-ee-tartanka-liifka8 qaybtii-2aad-ee-tartanka-liifka9 qaybtii-2aad-ee-tartanka-liifka10

Comments are closed.