Daawo Sawirrada: Sida Looga Ciiday Magaalada Galhareeri ee Gobolka Galguduud.

Dhammaan wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa maanta si heer sare ah looga oogay dabaal degga munaasabadda Ciidul Fidriga maalinta Koowaad.

Sawirradan hoose waa sida looga tukaday salaadda Ciidda magaalada Galhareeri ee gobolka Galguduud halkaas oo dadku si nabad gelya ah ugu damaashaadayaan fagaarayaasha iyo waddooyinka magaalada.

Comments are closed.