Magaalada Saakoow oo katirsan magaalooyinka waaweyn ee gobolka Jubbada dhexe ayaa maanta si wanaagsan looga damaashaaday maalinta koowaad ee munaabsadda Ciidul Fidriga.
Kumanaan qof ayaa fagaaraha weyn ee magaalada Ku Tukade labada rakco ee salaadda Ciidda waxaana dadka khudbado u jeediyay mas’uuliyiin katirsan maamulka islaamiga degmadaasi.
Dhinaca Kale Boqolaal Dagaalyahano ah oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa Maanta Dhoolo Tus kusoo bandhigay Magaalada Saakow.
Fagaaraha Lagu Dukaday waxaa lagu xardhay boorar ay ku qoranyihiin hal ku dhigyo ciida muujinaya iyo maro madow oo dhexda ay kaga qorantahay kalimada Towxiidka.
Bulshada waxa ay ku iideen amni iyo kala danbayn lagu helay hirgalinta shareecada raxmaanka. Ciidamada oo aad uhubaysnaa ayaa socod ku maray Magaalada waxaana daawanayay shacabka.
Hadaba Hoos Ka Daawo sawiro aynu kasoo qaadnay Ciida iyo Dhoolo tuska.
ALLAAHU AKBAR RABBIYOOW GEESIYAASHA TOWXIIDKA CARIGEENA IYO DHAMAAN CAALAMKA UGARGAAR CADAWGOODANA QABO,,,,,,,, KANAXOOW NAFTA WAA