Daawo Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri Oo Jeediyay Kalimad Ku Wajahan Shaam.

Mu’asasada As-saxaab ee garabka Warbaahineed ee Hogaanka guud Mujaahdiiinta Al-qaacidah ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeediyay Amiirka guud Mujaahidiinta Al-qaacidah Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri.

Kalimaddan oo Maqal iyo Muuqaal ah islamarkaana soconeyso muddo Lix Daqiiqo ah waxa uu Sheekh Ayman Al-dawaahiri sigaar ah kula hadlay Mujaahidiinta iyo guud ahaan Muslimiinta dhulka Shaam.

Xakiimul Ummah ayaa ugu baaqay Mujaahidiinta Shaam iney midoobaan oo ay u midoobaan Nuseyriyiinta iyo gaalada ay la dagaalamayaan,sidoo kale Amiirka waxa uu ugu baaqay Mujaahidiinta Shaam ineysan marna Caqiidada Saliimka ah ka tanaazulin islamarkaana aysan u talaazulin Gaalada iyo Nuseyriyiinta la dagaalameyso diinta Islaamka iyo dadka Muslimiinta.

Halkan Ka Daawo Kalimada Xakiimul Ummah.

Halkan Ka Degso Kalimadda Xakiimul Ummah.

Halkan Ka Doono Linkiyo Fara Badan Oo Kalimadda Ah.

Naga Filo Kalimadda Oo Af-somali Lagu Tarjumay.

Calamada.com

Comments are closed.