Daawo Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri Oo Jeediyay Kalimad Qayim Ah.

ligeiri-llaahi-lan-narkacMu’asasada Al-saxaab ee garbka warbaahineed ee hogaanka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa baahisay kalimad maqal oo uu jeediyay amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Allaah ha xifdiye Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri.

Kalimadan oo cinwaankeedu yahay لغير الله لن نركع ayaa ah qeybtii Shanaad ee sisilada “رسائل مختصرة لامة منتصرة” oo uu jeediya Sheekh Abuu Muxamed Al-misri Ayman Al-dawaahiri.

Kalimada ayaa soconeysa ku dhawaad 15 daqiiqo taasi oo uu sheekha kaga hadlay arimo muhiim ah sida aflagaadada loo geysta Mujaahidiinta iyo been abuurka laga sheego Mujaahidiinta Muraabidiinta ah.

Halkan Ka Doone Linkiyada Kalimada.

Halkan Hoose Ka Daawo Kalimada Sheekha.

Calamada.com

1 Comment
  1. ahmed says

    حفظه الله

Comments are closed.