Daawo Sheekh Xasaan Oo Jeediyay Kalimad Ku Aadan Ictikaafka.

Caawa Bisha Barakeysan ee Ramadan Waa Kow Iyo Labaatan waxaa si toos ah loo guda galayaa Tobankii dambe ee Bisha Ramadaan oo ah Toban aad u fadli Badan,waxaana Tobankan dambe ee Ramadan ku jirta habeen aad u fadli badan oo ah Leylatul Qadri.

Webeysdka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa Kalimad kooban oo uu jeediyay Sheekh Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salman waxa uu Kalimadan Sheekha Kaga hadlay Ictikaafka iyo Fadliga uu leeyahay.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Kalimadda Ictikaafka.

Comments are closed.