Daawo Sheekh Xasaan Oo Jeediyay Kalimad Ku Aadan Zakaatul Fidriga.

Maanta Bisha Barakeysan ee Ramadan Waa Saddex Iyo Labaatan waxaa lagu guda jiraa Tobankii dambe ee Bisha Ramadaan oo ah Toban aad u fadli Badan,waxaana Tobankan dambe ee Ramadan ku jirta habeen aad u fadli badan oo ah Leylatul Qadri.

Webeysdka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa Kalimad kooban oo uu jeediyay Sheekh Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salman waxa uu Kalimadan Sheekha Kaga hadlay Zakaatul Fidri oo ah Zako Muslimiinta Ku Waajib ah lana bixinayo maalmaha ugu dambeeya bisha Ramadaan ilaa laga gaaro Subaxa Maalinta Ciida Soon Fur ka hor inta aan Salaada Ciida La Dukan.

Sheekha waxa uu si faahfaahsan kaga hadlayaa Axkaata Zakaatul Fidriga,cidda ay Waajibka ku tahay iyo nooca Raashiinka la bixinayo,waxa uu sheekha Kalimadan Jeediyay Maalin Jimco ah oo ay Taariikhdu ku beegneed 28-kii Bisha Ramadan ee Sanadkii Hore- 1348 Hijri.

Halkan Hoose Ka Daawo Kalimadda Zakaatul Fidriga.

Calamada.com

Comments are closed.