Iyadoo mudooyinkii dambe uu sii xoogeystay khilaafka ka dhex taagan maamulka Ashahaado la dirirka isku magacaabay Somaliland ee salka ku hayo saldhiga dowlada Imaaraatka Carabta ka dhisaneyso degmada Barbare.
Siyaasiyiinta maamul gobaleedka Somaliland ayaa gabi ahaan kasoo horjeestay ansixintii baarlamaanka maamulkaasi uu ansixiyay in dowlada Imaaraatka Carabta saldhig ka dhisan karto degmadaasi.
Siyaasi Cali Gureey oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan dhulka uu ka arimiyo maamulkaasi ayaa shaaca ka qaaday in hadii Imaaraatka saldhiga la siiya in iyaguna dowlada Itoobiya ku wareejinayaan dekeda iyo Eleboorka degmada Berbera.
Halkan Ka Daawo Siyaasi Cali Gureey.
Calamada.com